Sunday, November 11, 2012

Warbixintii Maanta ee Soomaaliy


Taariikh
Goob
Dhimasho
Dhaawac
Jile
Nooca
Isha
11/12/12
KM 4, Muqdisho
1
2-3
Askari CXDS[1]
rasaas
Hiiraan, Somaliweyn
11/12/12
Suuqa Xoolaha, Muqdisho
3
2
Askari ku labisan Tuute
Rasaas, Rakaab gaari
Kulmiye
Dayniile
11/12/12
Suuqa Bakaaro, Xamar
0
0
Lama oga
Rakib miino gaari
Kulmiye, Dayniile
11/12/12
Goof-gudud, Bay
9
Lama oga
Shebaab/DF and Itoobiya
TF iyo Itoobiya oo weeraray  
Hiiraan, dayniile
11/11/12
Warsheekh
3
6
Beelo
rasaas
Bar-Kulan
11/11/12
Geddi
16
10
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 



[1] Hiiraanonline iyo shabakado kale oo badan arintaan waxay ka dhigeen inay qayb ka tahay dagaalo soo noqnoqday oo dhex maray ciidamada kala duwan ee Soomaaliya; warar kale aa soo baxaaya oo sheegaaya inuu warka saas ahayn; oo ninkaan intuu meesha yimid uu rasaas meesha ku furay; siduu u sheegay madaxa CIDda oo ah meeshay wax ka dhaceen, ninkii dhibka gaystay waa la soo qabtay, waana maxkamad suge. Shabakado kale oo badan aan see sheegay, sida kulmiyenews iyo kuwo kale.
Waxaa kaloo xusid mudan in warbaahin badan baafiyeen in dagaal ka dhacay Bar Ismaaciil, afka Afgooye, oo dhex maray ciidan ka wada tirsan kuwa Soomaaliya, shalay, oo taarikhda ahayd nofember 10keedii, walow warar kale ay sheegaayana in meesha dagaal ka dhicin, bal uu ka dhacay qarax, sida ay soo warisay kulmiyenews. Waxaa dhici karta in ay jiraan shabakado lacag uga qaata Shabaabka inay baafiyaan warar liddi ku ah ciimada Soomaaliya, kuwasoo maalin walba dacaayad ka faafiyada ciidamada, si loo naco. Waxaa kaloo laga yaabaa inay run tahay in waxaan jiraan. Si walba ha noqotee waxaa dowladda Soomaaliya laga rabaa inay la socoto warbaahinta bacdina ay isdifaacdo, ama ciidanka waxaan ku kacaaya sharicga marsiiso, wanaajiso tababarkoodam, mushaharadooda iwm.
 

No comments:

Post a Comment