Tuesday, November 13, 2012

Wararka Maanta


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Goob
Jile
Nooca
Isha
11/13/12
1
3
Garowe
P/land iyo lama yaqaan
rasaas
Raxanreeb, dayniile, Barkulan
11/13/ 12
?
?
Mandera
Askar Kenya iyo lama oga
rasaas
Hiiraan, Dayniile[1]
11/13/12
Labo, mid nabadoon caan ah[2]
 
Bosaso
Lama oga
 
 
11/13/12
?
?
Kismayo
Shebab, AMISOM, DF iyo RK
Hoobiye
Dayniile, Somaliweyn[3]
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 Af-Soomaali, Somali

Sida aad aragtid, wararka dagaalada Kismaayo, Bosaaso iyo Mandeera ma aha si tawaatir ah  kuwo loo soo wariyay, ee waxaa wariyay shabaqyada qaarkood, kuo  kalena ma warin, laakiin tan Garowe shabaqyo badan aa wariyay.

Warbaahinta dalka Kenya waxba kama qorin weerarka kor ku xusan ee askarta la sheegay in lagu dilay.
 Isha Raadiyow Muqdisho
English 

Information coming from Somalia becomes more reliable if opposing sides report, or more reliable sites report; cases where this is not the case, one ought to suspend judgment until more information becomes available.  I have evidence information not reported correctly, some omitted, others reported and so on.

Puntland region did not experience insecurities for a while, but there is reported general lack of freedoms, people, as told to former Somali Prime Minster, in a recent paper circulated in the internet, people are not able to have lunches together and discuss about their politics and public affairs.  This is important, when are busy in politics, they have less apatite to use violence to advance their political agenda.

 



[1] Warbaahinta Kenya ma warin warkaan, sida standard and daily nation, intaan akhriyay.
[2] Warbaahinta buntland, sida allpuntland.com, raxanreeb, horseedmedia, garoweonline iyo kuwo kale.
[3] Shabakado kale warkaan ma warin, saas ogaaday baaris ka dib.

No comments:

Post a Comment