Wednesday, November 7, 2012

Warbixin kooban oo ku saabsan Soomaaliya


Maalinlaha Qaran, jariidad ka soo baxda Dalka Kenya, waxay sheegtay in xabado la isku dhaafsaday Gaarisssa, Kenya, bacdina waxaa la qabtay ninkii booliska xabadaha ku furay[1].

Isla jariidadaan waxaa lagu sheegay war ka gadisan warkii ay shalay baafisay, Xinhau, oo ah wargays laga leeyahay dalka Shiinaha: labo qof aa ku dhaawacantay qarax shalay ka dhacay Islii, Nayroobi, mid ka mid ah waa halis.

Xinhau waxay soo warisay in nin lagu dilay magaalada Gaarisa, bacdi markii lagu tuhmay inuu rabay inuu xabad ku furo booliska Kenya. Laakiin dadka magaalada ku dhaqan waxay sheegeen inuu rabay inuu cararo[2].

Baabuur ay ka buuxaan, sida la soo wariyay, walxaha qarxa, aa looga tagay meel ay yaaliin baabuur kale, oo ku soo horjeedda Masaajidka Isbahaysiga[3]. Hal qof aa ku dhintay, dhowr kalena waa ku dhaawacmeen.



[1] Nation reporter. Two wounded in attack on garage. Daily Nation, November 7, 2012.WEB. November 7, 2012. http://www.nation.co.ke/News/Two+wounded+in+attack+on+garage/-/1056/1613306/-/oj6ki6/-/index.html
 
[2] Hoyiga Wararka Soomaaliyeed. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay meel ku dhow Xarunta Golaha shacabka.www.jowhar.com, November 7, 2012. WEB. Noevermber 7, 2012.
 
[3] Hoyiga Wararka Soomaaliyeed. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay meel ku dhow Xarunta Golaha shacabka.www.jowhar.com, November 7, 2012. WEB. Noevermber 7, 2012.

No comments:

Post a Comment