Wednesday, November 14, 2012

Somalia on november 14th, 2012.


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Goob
Jile
Nooca
Isha
12,14, 12
1
0
Dayniile, Banadir
Lama oga
rasaas
Dayniile[1] 
12, 14, 12
0
1
 
Lama Oga
Bambo Gacmeed
AFP[2]
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

Maanta dalka waxaa yimid labo wasiir arimo dibadeed, Turki iyo Iiraan. Tan waxay tiri waxaan dhisayaa barlamaanka, tan dambana waxay dhahday waxaan furanaa safaarad. Waxaana ka qayb qaadanaa horayumarinta dalka, sida caafimaadka. Arimahana waa arimo xoojinaaya Dowladnimada Soomaaliya.

Two foreign ministers came to Somalia today, Iran and Turkey. Both promised to work with Somali government in its efforts to build peaceful and more prosperous Somalia. Turkey promised to build number of government facilities, such as the parliament, whereas Iran promised to build more public health facilities.

As you can see in the table, was generally peaceful today.

 



[1] Dayniile cid aan ahayn warkaan ma warin. Dayniile waa shabakad wararka is dagdag ah ku soo gudbisa, laakiin marar badan ma hubsadaan waxii dhacay, tusaale ahana maanta waxay dhaheen Iiraan aa safaarad ka furatay Xamar, ma jirto arintaan, waxay dhaheen waan furaynaa, mar un, laakiin waqtigii la furi lahaa, lama magac dhabin.
Isha: Raadiyow Muqdisho, Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
[2] Idaacada kulmiey news, waxay qortay in 4 ku dhinteen meesha, in ka badanna ku dhaawacmeen; waa warar isburinaaya. Waa u kuurgali doonaa maalmaha soo socda.

No comments:

Post a Comment