Friday, November 16, 2012

Soomaaliya maanta, Nofember 16, 2012.


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Jile
Nooca
Isha
12, 15, 12
Labo Boolis
0
Garissa
Lama oga
rasaas
Daily Nation
12, 15, 12
1 Gabar yar
0
Warta Nabadda
AMISOM
Dardar
Kulmiyenews, Hiiraan.com, Dayniile.com
12, 15, 12
4
8
Warmaxan, SH/H
Beelo dhul beeraad dagaal
rasaas
Hiiraan, Dayniile
12, 15, 12
?
?
Goof-guduud, Bay
Shebab iyo DF, AMISOM
Noocyo badan
Dayniile[1]
 
7 ?
8?
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-       Taliyayaal boolis ah la xiray, sababo la xiriira qaraxii ka dhacay Isbahaysiga, afka barlamaanka Soomaaliya; Hiiraan and Dayniile

2-     Jidadka Suuqa Bakaaraha oo la furay, dayactir ka dib, dayniile.

 

As you can see in the above table, the situation in Somalia has been generally peaceful, even though clan wars between people in the lower shabelle region was reported by Hiiraan.com, but otherwise the situation was calm. We are also noting clan wars in northeastern party of Kenya and even other parts of Kenya. These wars are better explained by resource competition and week governments that are unable to ensure the supremacy of the law. Armed clansmen then take the law into their hands.

Good news was also reported today regarding of arrests of army officers linked to lax in security in key government installations in Mogadishu. Moreover, roads that have been closed for years have been re-opened after they have been repaired in the main Bakara market in Mogadishu, Somalia.

 



[1] Dayniile kaliya aa warisay warkaan intaan arkay, waxaan fiiriyay shabakado badan oo caan ah.
Isha: Raadiyow Mudqisho, codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

No comments:

Post a Comment