Taariikh
|
Dhimasho
|
Dhaawac
|
Goob
|
Jile
|
Nooc
|
Isha
|
11/12/12
|
3
|
Owdiinle, Bay
|
Gantaal, qarax iyo rasaas
|
Hiiraan, Shabelle.net,
|
||
11/12/12
|
?
|
?
|
||||
11/12/12
|
10
|
Sanca, Xamar
|
Lama oga
|
Bambo gacan, BG
|
Kulmiye, Dayniile
|
|
11/12/12
|
0
|
1
|
Marka, SH/H
|
Lama oga
|
Bambo Gacan
|
Kulmiye, Dayniile
|
11/10/12
|
Dhimasho
|
Dhaawac
|
Meel
|
Jile
|
Nooc
|
Isha
|
4
|
Baar Ismaaciil, Afgooye
|
DF, XSM
|
Miino ama dagaal
|
Hiiraan iyo Kulmiye
|
||
Waxaa xusid mudan in Shiina malaayiin doolar ugu deeqeen
nabad samaynta Soomaaliya laga wado.
Madaxwaynaha Soomaaliya oo sheegay inuu bixinaayo guddi soo baara cidda
ka dambaysa dilalka wariyayaasha, bacdina sharciga la hor keenaayo. Arimahaan
waxay kobcinaayaan Dowaldda Soomaaliya.


[1] Shabakadaha
Shabelle iyo Hiiraan waxay sheegeen in taliyaha gobolka Bay, G/S Mahad
Cabdiraxman Adan, inuu sheegay in ciidanka Itoobiya dagaalka ka dib inay dad
shacab ah dileen, qaarna ay dhaawaceen, meesha dayniile ay warisay inuu sheegay
in la baaraayo, waxaan baaraynaa isha warkaan.
[2]
XSM: xarakada Shabaabka mujaahidiinta.
[3]
Waxaa la soo wariyay inuu dagaalka ka dhacay bartamaha magaalada kismaayo iyo
dayuuro dageenka.
[4]
Raaskaambooni
[5]
Dowladda Federalka Soomaaliya
[6]
Ninka la dilay waxaa la soo wariyay inuu ahaa ninkii bambo gacanka tuuray.
[7]
Labo askar iyo qof shacab ah. Waxaa la soo wariyay, kulmiye news, inuu meesha
qarax ka dhacay, laakiin uu ka dhacin iska horimaad.
No comments:
Post a Comment