Thursday, November 29, 2012

Short reports: Warbixin kooban,


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
11, 29, 12
?
?
Saliin
Rasaas
AMISOM, HSM, DF
Hiiraan, Dayniile, Shabelle.net
11, 29, 12
0
1
Marka, SH/H
Bambo Gacmeed
Waa la qabtay asagoo dhaawac ah
Hiiraan, Dayniile
11. 29, 12
1
2
Tarabuunka
Rasaas
Askari ka tirsan DF
Dayniile, Hiiraan, Soomaalidamaanta
11, 29, 12
6
10
Xudun, Sanaag
Iska horimaad hubaysan
Somaliland iyo Khaatumo
Dayniile
11, 29, 12
?
?
Garbohaaray, Gedo
Iskahorimaad
HSM, DF and KDF
Gedoonline, Shabelle.net iyo dayniile.com
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-     Isbaarooyinkii Yaalay Xamar waa lawada qaaday,Dayniile.

2-     Isku day dil nabadoon caan ah magaaladaBaladwayne oy ka hortageen ciidanka Gobolka, Jowhar.com, Somaliweyn.com

3-     Min 100 askari oo la gayn doono dagmooyinkaGobolka Banadir si ay sugaan amaanka Shacabka, Hiiraan iyo Barkulan

4-     Nin tuuray bambo gacmeed magaalada Marka oo ladhaawacay,bacdina la qabtay; Hiiraan iyo Dayniile; ninkaan waxaa laga dhigayCisbitaalka Marka, Waxaa ku dhaawacmay wadaad Imaam ah, sida la sheegay.

5-     Askari rasaas ku furay dad shicib ah; ayadoo ladhabaynaayo balantii Madaxwaynaha Soomaaliya dilka qofkii qof dila, ninkaan waain la qabtaa, bacdina sharciga la mariyaa, si looga hortago inay arimahaan soonoqnodaan; hadduu warkaan jirina ciidanak iyo booliska waa inay dhahaan warjiro ma aha.

6-     Gudoomiyaha gobolka Banadir oo sheegay inShabaabka la qabto, qaarkiis la sii daayo. Waxaa xusid mudan in wixii Shabaabah oo la qabanaayay aan badankood la xukumin, kuwii la xukumayna ay haleen 5sano oo xarig. Warka Tarsan waxaa ka jira, haddii sharciga la marin lahaa, waaka fikiri lahaayeen intay wax dilin. Laakiin sharciga waa inuu cid walbaqabtaa, waa inuu qabtaa askariga Dowladdana oo rasaasta ku furaaya shicibka,hadday jirto.

 

1-     Number of small scale conflicts were reportedtoday , 3-4, with unknown causalities; most of these involved Shebab attackingor being attacked. Generally, it seems based on the date stipulated above,Shebab is unable to carry out its insurgents operations in governmentcontrolled areas, and if they do they were not able to carry out successfully,due to active counter insurgency operations.

2-     Nationalisaiton process is underway to integratevarious para-military groups to the national army of Somalia, as stated by theminister for  internal affairs and nationalsecurity.

3-     Chairman of the Banadir region has stated that Shebabmembers who have been caught on engaged in political violence, sometimes manageto get their freedom back and possibly re-start their violent activities. Absenceof strict application of the law, the governor implied, is largely responsible onwhy Shebab members are able to operate in the government controlled areas.  Less Shebab members were prosecuted, judgingfrom media reports, than should have been, given the number of suspected Shebabmembers caught while engaged in violent activities.  However, we ought to commend the great jobsecurity force have performed in recent weeks, in which they have lost manyvaluable officers and others were wounded, but corrupt members of the securityforces must be prosecuted to ensure Shebab fails miserable to carry out their politicalviolence in government controlled areas.

 



Isha Raadiyow Muqdisho, codka Jamhuriyadda Soomaaliya

No comments:

Post a Comment