Wado ku taal dagmada Islii ee Nayrobi, Kenya, waxaa lagu asay miino, 3 qof aa ku dhaawacantay, 2 waa halis, siday faafisay jariidada maalinlaha ah Shiinaha, Dailly China, maanta oo taarikhda tahay 6da Nofember, 2012.
Ciidanka nabadsugidda gobolka Banaadir aa xalay waxay shaqo ka qabteen duyuuro dageenka agtiisa, kaamam meesha ku yaalla, siday soo warisay, Hiiraan.com; meeshaan dad badan aa lagu qabqabtay. Nabadsugidda gobolka waxay sheegeen inay sii wadi doonaan howshaan ilaa laga dhameeyo kuw amni darada ka wada Banadir.
Nin ka tirsanaan jiray kastamka maamulka Kismaayo, ay Hiiraan so warisy, in xalay lagu dilay Kismaayo.Kooxda falkaan gaysatay lama yaqaan.
Ciidanka nabadsugidda gobolka Banaadir aa xalay waxay shaqo ka qabteen duyuuro dageenka agtiisa, kaamam meesha ku yaalla, siday soo warisay, Hiiraan.com; meeshaan dad badan aa lagu qabqabtay. Nabadsugidda gobolka waxay sheegeen inay sii wadi doonaan howshaan ilaa laga dhameeyo kuw amni darada ka wada Banadir.
Nin ka tirsanaan jiray kastamka maamulka Kismaayo, ay Hiiraan so warisy, in xalay lagu dilay Kismaayo.Kooxda falkaan gaysatay lama yaqaan.
Shabelle has reported today an explosion that has killed
4 Kenyan soldiers and wounded many more.
The explosion is said to have taken place close to the
Kismayo airport, Lower Jubba Region, LJ[1].
Kenyans are said to have closed the area to find
culprits.
Kenyans or African Union Mission in Somalia did not
discuss about the event.
Shebab forces, Shebelle has reported on November 5, 2012,
threw mortars to the port of Kismayo, LJ. According to Shabelle, causing
uncounted loss of life property damages[2].
Ships were at the time docked, according Shabelle,
carrying weapons for Kenyan army in the area.
A mine has exploded in a residential road in Nairobi
Kenya, wounding 3, two critically, as reported by China Daily[3].
The police have sealed the area, which is predominantly inhabited by people of
Somali origin, and major manhunt is said to have been under way.
Somali National Security Agencies have carried a major
operation around the international airport in Mogadishu, as reported by
Hiiraan.com[4];
some people whom they were after, were apprehended. Security officials, quoted
by Hiiraan.com, stated that they will continue their operations until the city
is freed from those who create insecurities.
A man who worked as accountant for Kismayo administration
has been killed in the city by unknown gunmen, as reported by Hiiraan.com[5]. No one talked about the event, including the
city officials.
[1]
Shebelle.net. Roadside blast kills 4 Soldiers in Somalia’s port city of Kismayo.
www.shabelle.net, November 5, 2012. WEB.
November 6, 2012.
[2] Shabelle.net. Al shabab attacks with mortars
on Kismayo port www.shabelle.net,
november 5, 2012. November 6, 2012.
[3]
China Dailly, At least 3 injured in Nairobi explosion. Chinadaily.com, November
6, 2012. November 6, 2012.
[4]
Maxamed Xaji Xussen. Hay'adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir oo sheegay in
howgallo ay sameysay xalay ku qabteen Xubno ka tirsan Al-shabaab. Hiiraan.com, November
6, 2012. November 6, 2012.
[5] Xassan
Nuur. Kooxo baastoolado ku hubeysan oo xalay toogasho ku dilay mid ka mid ah
shaqaalaha Dekedda Magaalada Kismaayo. Hiiraan.com, November 6, 2012. November 6, 2012.
No comments:
Post a Comment