Ciidamo ka tirsan kuwa Howlgalka Midwoga Afrika ee Soomaaliya,
Maliishiyaadka Raaskaambooni iyo kuw Dowladda Federaalka Soomaaliya aa
maalintii labaad howlgal balaraan ka wada Magaalada Kismaayo, Jubada Hoose[1].
Sida ay sheegay idaacada BBCda adeegeeda Soomaalida. Wariyaha idaadacaad wuxuu ku sheegay
barnaamijki iduhurnio n dad gaaraaya ilaa 600 qof lagu qabqabtay magaalada.
Idaacada waxay kaloo soo warisay wafdi heer sare ah oo ka
socda Dowladda Soomaaliya oo booqday meelo badan oo ka mid ah Kismaayo, sida
dakadda iyo madaxtooyada Kismaayo.
Idaacada sidoo kale waxya sheegtay dad shacab oo kala saaray guryahooodii iyo
ganacsiyadoodii oo ku yaalay Ceelgaab. Dadka meesha jooga waxay dhaheen waqti
nagu filan nalama siin. Dowladda waxay tiri waa la siiyay.
Waxaa fiicnaan lahayd in dadkaan meel kale loo helo,
maadaama dalka uu ka jiro dhibaato xagga nolosha ah. Ma aha oo kaliya in la
dhaho baxa.
Warar kale oo waxaa jiray hal shabaq kaliya faafisay. [2].
[1] BBC
Somali. Barnaamijka Duhurnimo. BBC Somali adeegga, Nofember 2, 2012. Shabaq. Nofember 2, 2012. http://www.bbc.co.uk/somali/
[2]Warar waxaa jiray ay Dayniile kaliya qortay, oon waayay meel kale oo soo warisay, marka ma sheegin. Laakiin waxaan diiwaan galinaa markaan caddayn u helo, wararkaas waxaa ka mid ahaa nin lagu dilay Shabeelaha hoose, oo noqon rabay gudoomiye tuulo iyo bambo lagu tuuray saldhigga Yaakhsiid ee Gobolka Banadir.
No comments:
Post a Comment