Askari Kiinyaati ah oo Gaarisa lagu dilay, 10 kalena waaLagu dhaawacay weerar lagu qaaday kaniisad ku taala Gaarisa, Kenya; weerarkawuxuu bambaabo gacmaha laga tuuray[1].
Dowladda Soomaaliya oo maanta yeelatay wasiiro tiro yar, in badna oo ka mid ahna ay yihiin dadtayo leh[2]. Fasiraad badan aa laga bixiyay wasiiradamaanta la magacdhabay.
Dadka qaarkiis waxay leeyihin waa dammu jidiid, dhiiggacusub, urur diimeed la yiri waxaa ka tirsan madaxwaynaha Soomaaliya, XassanSheekh Maxamud.
Kuwo kalena waxay leeyihiin bal hala fiiriyo waxayqabtaan, yaan laga hor dhicin.
Wafdi ka socda dalka Maraykana aa soo gaaray Soomaaliyaoo ay hogaaminayso Wind Sherman, oo arimaha siyaasadda u qaabilsan wasaaraddaarimaha dibadda ee Maraykanka, waana qofka saddexaad ee ugu sareeya wasaaraddaarimaha dibadda ee Maraykanka[3].
Ciidamo ka tirsan kuwo Soomaaliya aa maanta tabarro loosoo dhameeyay, si ay uga qaybqaataandadaalka loogu jiro sidii dalka nabad looga dhigi lahaa[4].
Barlamaanka Soomaaliya oo bilaabay inuu wax ka badalodastuurka federaalka Soomaliya, qodaobadii la badalay waxaa ka mid ahaa kuwoquseeya awoodda madaxwaynaha iyo shaqooyin loo igmaday barlamaanka, oo dib loodhigay[5]. Arintaan waxay beeninaysaa wararsheegaayayy inaan dastuurka waxba laga badali karin. Waana arin fiican oo usahlaysa matlayaasha Soomaalida inay wax isku waafaqaan.
[1]BBC News Africa. Kenya policeman killed,10 injured in church attack. BBC, november 4, 2012. WEB, november 4, 2012. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-20196493
[2] BBCadeegga Soomaalida, barnaamijkeedii duhurnimo, Nofember 4, 2012. Shaqab. axadnofember 4, 2012.
[3] BBCadeegga Soomaalida, barnaamijkeedii duhurnimo, Nofember 4, 2012. Shaqab. axadnofember 4, 2012.
[4] Fiiri3.
[5] BBCadeegga Soomaalida, barnaamijkeedii subaxnimo, Nofember 4, 2012. Shaqab. axadnofember 3, 2012.
No comments:
Post a Comment