Taariikh
|
Dhimasho
|
Dhaawac
|
Meesha
|
Caynka
|
Jilaha
|
Isha
|
12,
28, 12
|
?
|
?
|
Xudun,
Sool, waqooyiga Soomaaliya
|
Rasaas
|
Soomaaliland
iyo Khaatumo
|
Barkulan,
Allpuntland
|
12,
28, 12
|
3
|
0
|
Baladwayne
|
Rasaas
|
Lama
Oga
|
Dayniile,
Hiiraan, Barkulan
|
12,
28, 12
|
?
|
?
|
Banaanka
Baladxaawo
|
Noocyo
badan oo rasaas ah
|
Weerar
iyo DF ku qaaday Shabaabka
|
Dayniile
iyo Hiiraan
|
1-
Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliay oo
tagay Baladwayne, tacsi oday dhaqameed ka qayb galay, arkay tabobar ciidan
boolis ah oo gaaraaya 100 askari, sheegayna safarkiisa inuu la xiriiro ka
xuraynta Shabaabka gobalada ya ka joogaan Hiiraan iyo sugidda Amniga. Waxaa
wahilyay wasiirak khayaardka dalka. Barkulan
2-
Dhalinyaro burcadbadeed ah oo isku badashay
malaydabato, barkkulan. Waxay joogaan Ximan iyo Xeeb.
3-
Soomaalilan, o
4-
Isbaarooyin laga qaaday dagmooyinka
Dharkeenlay, Kaaraan iyo Yaakhsiid, bacdi markii ay iskaashadeen ciidanka
nabadsugidda iyo dagmooyinkaas. Waa lama huraan in la helo sharci qeexaaya sida
canshuurta ay u qaybsanaayaan dowladaha hoose ee dagmooyinka iyo gobolada iyo
dowladda dhexe, tanna waa inay noqotaa mid caam ah, hiiraan.com, dayniile iyo
Somaliweyn.com
5-
Shabaab oo baabuur kala dagay dhalinyaro
Soomali ah, kuna eedeeyay inay Kenya u jaajuusaayeen, kulmiye news,
Somaliweyn.com
6-
Safaro kala gadisan oo dalalka Dariska ay ku
maraayaan madaxada Dowladda Soomaaliya, sida Madaxwaynaha iyo wasiiradiisa, iyo
kuwo ay ku maraayaan gudaha.
English
1-
Somaliland though it chose to determine its
political fate, it forces others on structure they oppose, even though it
allows them to choose their political leadership. It ought to apprehend that
the key elements of self-determination principle are structure and leadership,
not one or the other. Somaliland has not right to deny others on right that it
reserves for itself. It is for this reason that wars were reported today in the
areas. Generally, however, local elections in the region are quite well, and I
take this opportunity to congratulate on this work of allowing people to
determine their political leadership.
2-
Officials of Somali state are touring both
home and abroad to further the interests of the Somalis and that of the region.
3-
At least three people were confirmed dead, as
a result of assassinations in central Somalia, Hiiraan region; two separate conflicts
were also reported in various parts of Somalia; otherwise, Somalia was peaceful
today.
No comments:
Post a Comment