Taariikh
|
Dhimasho
|
dhaawac
|
Meesha
|
Jilaha
|
Caynka
|
Isha
|
12, 27, 12
|
1
|
0
|
Baladwayne
|
Waa la qabtay
|
Rasaas, oday dhaqameed
|
Hiiraan, Raadiyow Muqdisho, Jowhar.com
|
12, 27, 12
|
0
|
2
|
Marka, SH/Hoose
|
Lama oga
|
Bambo gacmeed
|
Dayniile
|
12, 27, 12.
|
2
|
1
|
Lughaye, Somaliland
|
Ciidanka Soomaaliland
|
Rasaas
|
Booramenews, Hiiraan.com
|
1-
Mid ka mid ah dadkii dilay gudoomiyihii gudiga
dhaqanka ee gobolka Hiiraan, waa la soo qabtay, siday soo wariyeen shabakado
badan, oo ay ka mid tahay hiiraan.com
2-
Sida caadiga ah rabshadaha ka dhaca Somaliland
ma badna; laakiin kuwa ka dhaca meelaha ay Shabaabka iyo Itoobiya ka taliso
lama sheego; dadka afkay ka xiranyihiin, walow tan u badato meelaha Soomaaliada
ay degaan ay Itoobiya xukunto.
3-
Isbaarada in la qaado waa arin fiican; laakiin
waxaa ka horaysa in sharci la sameeyo caddaynaaya intay dagmada iyo gobolka la
haraayaan, iyo inta Dolwadda Dhexe qaadanayso; sharcigaana ma aha kaliya inuu
qabto dagmooyinka gobolka Banadir, ee waa inuu qabtaa dagmooyinka iyo gobolada
dalka oo dhan; maxaa dhacay dheh lacagta gasha Dowladda Dhexe waxaa lagu bilaaa
barlamaanka, wasiirada, safaaradaha; waxaas waa wax dadka ka dhexeeya, ee ma
aha wax Xamar u gaar ah, marka waa in lawada biilaa. Dagmooyinka dalka oo dhan
iyo gobolada waa lacag laga soo gurbiyaa.
English
No comments:
Post a Comment