Taariikh
|
Dhimasho
|
Dhaawac
|
Goob
|
JIle
|
Nooca
|
Isha
|
12, 15, 12
|
1
|
0
|
Suuqbacaad
|
Lama oga, labo qof
|
rasaas
|
Dayniile
|
12, 15, 12
|
0
|
1, meesha maraayay
|
Kooshin, Baladwayne
|
Lama yaqaan
|
Miino gasac la galiyay
|
Dayniile,
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waxaa xusid mudan maanta iyo shalay in Soomaaliya wax
dagaalo ah ay ka dhicin, oo iska daganayd; qoraa ka tirsan shabakadda hiiraan
oo la dhaho Maxamed Xaji Xussein, oo maqaal ka qoray maanta oo ka hadlaayay war
wargays uu bixiyay madaxwaynaha Soomaaliya, wuxuu cinwaaan uga dhigay sidaan: Madaxweynaha Somalia oo sheegay in Dowladdu ay
Mas'uul ka tahay Maamul u sameynta Gobollada Jubbooyinka[1].
Haddaad dhagaysatid warbixinta Madaxwaynaha wuxuu arinta
Jubooyinka u qodobeeyay saddex, midda uga dambeeysa uu qoraaga soo qaatay,
labadii hore waa ka tagay; tan hore waxay ahayd in shicibka ku dhaqan jubooyinka
ay ayaga ka tashadaan aayahooda, oo maamul u dhistaan; midda labaadna in howsha
dowladad ee goboladaas ay wax dhibaato ah keeni karin; iyo midda saddexaad oo ah in dowladda masuuliyad ka saarantahay arimaha
jubooyinka sida ay uga saarantahay gobolada kale ee dalka. Warka wariyaha wuxuu
kalifaa in Madaxwaynaha si kale loo fahmo, ayadoo la fiirinaayo xasaasiyada ka
jirta deegaanadaas.
Meeshana ka dhagayso warbixintii Madaxwaynaha Soomaaliya[2].
English
As you see Somalia has bee been peaceful today, with exception
of reported assassination Mogadishu. Only site has reported this event, others
did not. Thus, it has to be looked with reservation. Generally, this week
appears to more peaceful than previous ones. Much thanks to Somali National
Security forces.
[1]Maxamed
Xaaji Xuseen, Hiiraan Online. Madaxweynaha Somalia oo sheegay in Dowladdu ay
Mas'uul ka tahay Maamul u sameynta Gobollada Jubbooyinka. Hiiraan.com, nofember
15, 2012. November 15, 2012.
[2]
Raadiyo Muqdisho, Madaxweynaha J.F.S. oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysa u
jeediyay ummadda Soomaaliyeed”Dhageyso”. Radiyow Muqdisho, nofember 15, 2012.
Nofember 15, 2012. http://radiomuqdisho.net/madaxweynaha-j-f-s-oo-khudbad-dhinacyo-badan-taabaneysa-u-jeediyay-ummadda-soomaaliyeeddhageyso/
No comments:
Post a Comment