Friday, November 30, 2012

Short Report; Warbixin Kooban


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
12, 30, 12
?
?
Xudur, Bakool
Iskahorimaad hubaysan
HSM, DF,
Hiiraan, Dayniile, Somaliweyn
12, 30, 12
1
0
Kismaayo, Jubada Hose
Rasaas
Raaskambooni
Shabelle, Dayniile,
12, 30, 12
1
2
Balcad, Shabeelaha Dhexe
Miino ama bambo gacmeed
Lama yaqaan
Shaaciye, Shabeelle.net, Dayniile, Soomaalidamaanta
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

                                                

1-       Ma jirin iskhorimaadyo ma jirin, marka laga reebo kii dhacay Xudur, Bakool; guud ahaan Soomaaliya maanta waa daganayd.

 

English

The situation in Somalia was generally peaceful today, with exception of one reported confrontation in Bakool region.

Thursday, November 29, 2012

Short reports: Warbixin kooban,


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
11, 29, 12
?
?
Saliin
Rasaas
AMISOM, HSM, DF
Hiiraan, Dayniile, Shabelle.net
11, 29, 12
0
1
Marka, SH/H
Bambo Gacmeed
Waa la qabtay asagoo dhaawac ah
Hiiraan, Dayniile
11. 29, 12
1
2
Tarabuunka
Rasaas
Askari ka tirsan DF
Dayniile, Hiiraan, Soomaalidamaanta
11, 29, 12
6
10
Xudun, Sanaag
Iska horimaad hubaysan
Somaliland iyo Khaatumo
Dayniile
11, 29, 12
?
?
Garbohaaray, Gedo
Iskahorimaad
HSM, DF and KDF
Gedoonline, Shabelle.net iyo dayniile.com
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-     Isbaarooyinkii Yaalay Xamar waa lawada qaaday,Dayniile.

2-     Isku day dil nabadoon caan ah magaaladaBaladwayne oy ka hortageen ciidanka Gobolka, Jowhar.com, Somaliweyn.com

3-     Min 100 askari oo la gayn doono dagmooyinkaGobolka Banadir si ay sugaan amaanka Shacabka, Hiiraan iyo Barkulan

4-     Nin tuuray bambo gacmeed magaalada Marka oo ladhaawacay,bacdina la qabtay; Hiiraan iyo Dayniile; ninkaan waxaa laga dhigayCisbitaalka Marka, Waxaa ku dhaawacmay wadaad Imaam ah, sida la sheegay.

5-     Askari rasaas ku furay dad shicib ah; ayadoo ladhabaynaayo balantii Madaxwaynaha Soomaaliya dilka qofkii qof dila, ninkaan waain la qabtaa, bacdina sharciga la mariyaa, si looga hortago inay arimahaan soonoqnodaan; hadduu warkaan jirina ciidanak iyo booliska waa inay dhahaan warjiro ma aha.

6-     Gudoomiyaha gobolka Banadir oo sheegay inShabaabka la qabto, qaarkiis la sii daayo. Waxaa xusid mudan in wixii Shabaabah oo la qabanaayay aan badankood la xukumin, kuwii la xukumayna ay haleen 5sano oo xarig. Warka Tarsan waxaa ka jira, haddii sharciga la marin lahaa, waaka fikiri lahaayeen intay wax dilin. Laakiin sharciga waa inuu cid walbaqabtaa, waa inuu qabtaa askariga Dowladdana oo rasaasta ku furaaya shicibka,hadday jirto.

 

1-     Number of small scale conflicts were reportedtoday , 3-4, with unknown causalities; most of these involved Shebab attackingor being attacked. Generally, it seems based on the date stipulated above,Shebab is unable to carry out its insurgents operations in governmentcontrolled areas, and if they do they were not able to carry out successfully,due to active counter insurgency operations.

2-     Nationalisaiton process is underway to integratevarious para-military groups to the national army of Somalia, as stated by theminister for  internal affairs and nationalsecurity.

3-     Chairman of the Banadir region has stated that Shebabmembers who have been caught on engaged in political violence, sometimes manageto get their freedom back and possibly re-start their violent activities. Absenceof strict application of the law, the governor implied, is largely responsible onwhy Shebab members are able to operate in the government controlled areas.  Less Shebab members were prosecuted, judgingfrom media reports, than should have been, given the number of suspected Shebabmembers caught while engaged in violent activities.  However, we ought to commend the great jobsecurity force have performed in recent weeks, in which they have lost manyvaluable officers and others were wounded, but corrupt members of the securityforces must be prosecuted to ensure Shebab fails miserable to carry out their politicalviolence in government controlled areas.

 



Isha Raadiyow Muqdisho, codka Jamhuriyadda Soomaaliya

Wednesday, November 28, 2012

Warbixin kooban iyo falanqayn, Short Report and Analysis



Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
12, 28, 12
?
?
Xudun, Sool, waqooyiga Soomaaliya
Rasaas
Soomaaliland iyo Khaatumo
Barkulan, Allpuntland
12, 28, 12
3
0
Baladwayne
Rasaas
Lama Oga
Dayniile, Hiiraan, Barkulan
12, 28, 12
?
?
Banaanka Baladxaawo
Noocyo badan oo rasaas ah
Weerar iyo DF ku qaaday Shabaabka
Dayniile iyo Hiiraan
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-       Wasiirka arimaha gudaha ee Soomaaliay oo tagay Baladwayne, tacsi oday dhaqameed ka qayb galay, arkay tabobar ciidan boolis ah oo gaaraaya 100 askari, sheegayna safarkiisa inuu la xiriiro ka xuraynta Shabaabka gobalada ya ka joogaan Hiiraan iyo sugidda Amniga. Waxaa wahilyay wasiirak khayaardka dalka. Barkulan

2-     Dhalinyaro burcadbadeed ah oo isku badashay malaydabato, barkkulan. Waxay joogaan Ximan iyo Xeeb.

3-      Soomaalilan, o

4-     Isbaarooyin laga qaaday dagmooyinka Dharkeenlay, Kaaraan iyo Yaakhsiid, bacdi markii ay iskaashadeen ciidanka nabadsugidda iyo dagmooyinkaas. Waa lama huraan in la helo sharci qeexaaya sida canshuurta ay u qaybsanaayaan dowladaha hoose ee dagmooyinka iyo gobolada iyo dowladda dhexe, tanna waa inay noqotaa mid caam ah, hiiraan.com, dayniile iyo Somaliweyn.com

5-     Shabaab oo baabuur kala dagay dhalinyaro Soomali ah, kuna eedeeyay inay Kenya u jaajuusaayeen, kulmiye news, Somaliweyn.com

6-     Safaro kala gadisan oo dalalka Dariska ay ku maraayaan madaxada Dowladda Soomaaliya, sida Madaxwaynaha iyo wasiiradiisa, iyo kuwo ay ku maraayaan gudaha.

 

English

1-       Somaliland though it chose to determine its political fate, it forces others on structure they oppose, even though it allows them to choose their political leadership. It ought to apprehend that the key elements of self-determination principle are structure and leadership, not one or the other. Somaliland has not right to deny others on right that it reserves for itself. It is for this reason that wars were reported today in the areas. Generally, however, local elections in the region are quite well, and I take this opportunity to congratulate on this work of allowing people to determine their political leadership.

2-     Officials of Somali state are touring both home and abroad to further the interests of the Somalis and that of the region.

3-      At least three people were confirmed dead, as a result of assassinations in central Somalia, Hiiraan region; two separate conflicts were also reported in various parts of Somalia; otherwise, Somalia was peaceful today.