Maanta oo taariikhda tahay 26ka bisha oktober, waxaa shabakado soo wariyeen in dayuuradaha dagaalka oo laga leeyahay wadanka Kenya inay ku soo dhawaadeen magaalada Baardheere, ee Gobolka Gedo, xilli dadka isku diyaarinaayeen tukashada salaadda Ciida; qaarna ay joogeen fagaarayaasha magaalada si ay u gutaan tukashada salaadda Ciidda; meeshana waxaa joogay madax ka tirsan xarakada Shabaabka[ 1].
Dad badanaa iska dhaafay inay fagaaraaasha ku tukadaan salaadda ayagaoo ka cabsanaaya inay duyuuradaha Kenya duqeeyaan meelaha lagu tukanaayo.
Marka Baardheere laga tago, guud ahaan Soomaaliya maanta si fiican aa looga ciiday. Mana jirin wax dagaalo ah oo la tabiyay maanta.
Markaan sadarada kore qoray waxana booqday shabakadda dayniile.com, oo ah shabakad sida ugu dhakhsiyaha badan u baafiya, walow, mararka qaarkood ay baafiyaan warar aan jirin, tusaale, waxay isbuucii hore dhaheen Dowladdaa qabsatay leego, mana dhicin ilaa isbuucaan.
Si walba ha noqotee waxay dhaheen ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, CXDS iyo kuwo Howlgalka Midowga Afrika ee Somaaliya, HMAS ayaa waxay weerar ku qaadeen ciidan isku urursanaayay banaanka Afgooye, Shabeelaha Hoose.
Waxaa ku dhintay 10 ka kooban kuwii dagaalay[2].
Waxay kaloo ay soo warsheen in ciidanka ka wada tirsan CXDS inay rasaas isku fureen ayagoo wada jooga Suuqa Bakaaraha [3].
Hal askari aa ku dhintay. Dayniile waxay kaloo warisay in kooxo aan la garanayn inay xerada qaxootiga xaradheere ay ku dileen nin ka tirsan askarta Kenya oo markaas shaqo ku jirin. Ninkaan ay Dayniile.com sheegtay inuu jinsi ahana ahaa Soomaali[4].
Tixraac
[1] Maxamed Xaji Xussen. "Diyaarado dagaal oo dadka ku nool Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ku qasbay inaysan Tukan Maanta Salaaddii Ciiddul Adxa" Hiiraan.com. Shabakad. Waxaan furtay Oktober 26kii, 2012. http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta26-19697.htm
[2] Tafatiraha Webka Dayniile. "Dagaal khasaare geystay oo galabta duleedlka Afgooye ku dhexmaray ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab". Dayniile.com.Shabakad.Waxaan furtay Oktober 26kii, 2012.
[3] Tafatiraha Webka Dayniile."Ciidamo ka wada tirsan dowlada Somalia oo galabta isku rasaaseeyey gudaha Suuqa Bakaaraha" Dayniile.com. Shabakad.Waxaan furtay Oktober 26kii, 2012.
[4]Tafatiraha Webka Dayniile Dayniile.com. "Kooxo hubeysan oo askari Kenyan ah ku toogtay xerada Qaxootiga Soomaalida Xagardheer". Shabakad.Waxaan furtay Oktober 26kii, 2012.
Some Somali sites have reported airplanes flying low on Bardheere town, in Gedo region, southwestern Somalia[1] . Bardheere is 213 miles or 342 KM from Mogadishu. People of the town were either preparing to go open spaces to pray celebration of Sacrifice, Eid Al-Adha one of the major Muslim celebrations, or some of them were already in open spaces and in the mosques.
Because of the airplane flying low above the town, many people chose to stay home and not to pray in fear of bombings by the airplanes.
It was reported in previous times Kenyan airplanes shelling the town in pursuit of elements of Shebab. Reports in the referenced article also affirm the presence of some of officials of Shebab. Some of them were also reported lecturing to the people on the occasion.
With exception of Barhdere, Gedo region, Somalis have celebrated well throughout Somalia and the world. Wars and other forms of violance was not reported.
As as I have written above words, Dayniile.com, a site that avails information more quickly than other news organizations, stated that members of Somali National Army, SNA, have exchanged gunfire in Bakara market, Mogadishu, Somalia, after they suspected each other [2]. One was reported dead. Some officers came and handled the matter.
Also Dayniile has reported an attack carried out by African Union Mission in Somalia army, AMISOM and members of SNA on Shebab members outside Afgooye, lower Shabelle region, after they have learned that they were about to attack the town[3]. Ten dead were reported, all being members of the combatants.
This information cannot be verified at this time, and will be subjected to correction as more information becomes available.
Dayniile.com has also reported an attack carried out by gunmen in Hagardheere refugee camp in north eastern Kenya, populated by Somalis [4]. One off-duty Kenyan soldier, of Somali origin, was killed. Minutes later Kenyan security forces showed and many people were arrested for the death of the late soldier.
[3] Tafatiraha Webka Dayniile. "Dagaal khasaare geystay oo galabta duleedlka Afgooye ku dhexmaray ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab". Dayniile.com.WEB.Accessed October 26kii, 2012.
[4] Tafatiraha Webka Dayniile."Ciidamo ka wada tirsan dowlada Somalia oo galabta isku rasaaseeyey gudaha Suuqa Bakaaraha" Dayniile.com. WEB.Accessed October 26kii, 2012.
[

References
[1] Maxamed Xaji Xussen. "Diyaarado dagaal oo dadka ku nool Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ku qasbay inaysan Tukan Maanta Salaaddii Ciiddul Adxa" Hiiraan.com. WEB. Accessed October 26kii, 2012. http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta26-19697.htm
[2] Tafatiraha Webka Dayniile."Ciidamo ka wada tirsan dowlada Somalia oo galabta isku rasaaseeyey gudaha Suuqa Bakaaraha" Dayniile.com. WEB. Accessed October 26kii, 2012.[3] Tafatiraha Webka Dayniile. "Dagaal khasaare geystay oo galabta duleedlka Afgooye ku dhexmaray ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab". Dayniile.com.WEB.Accessed October 26kii, 2012.
[4] Tafatiraha Webka Dayniile."Ciidamo ka wada tirsan dowlada Somalia oo galabta isku rasaaseeyey gudaha Suuqa Bakaaraha" Dayniile.com. WEB.Accessed October 26kii, 2012.
[
No comments:
Post a Comment