Wednesday, October 24, 2012

Arbaco Oktober 24, 2012

Sida Idaacada BBCda laanteeda af-Soomaaliga ay sheegtay maana oo ah arbaco, ooktoberna tahay 24, sanada 2012, weerar ayaa waxaa qaaday xubno ka tirsan Shabaab waxay ku qaadeen dayuuro dageenak Kismaayo oo ay daganyihiin ciidan ka socda Kenya, oo qayb ah howlgalka Midgowga Afrika ee Soomaaliya iyo Xaafada viya Afmadow oo ay daganaayeen ciidan ka tirsan kuwo Dowladda Soomaaliya. Afhayeen u hadlay Dowladda Soomaaliya oo loogu yeeray Maxamed Farax in hal bam gacmeed lagu soo tuuray viya afmadow, laakiin ma sheegin weerarka dayuuro dageenka [1]

Wariyaha idaacada BBCda wuxuu kaloo sheegay inay sii soctay qabqabsshada dad looga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin Shebaabka oo ka howlgalaayay magaalda Kismaayo.

VOAda qaybteeda Af-Soomaaliga waxay sheegtay in 70 qof dad kor u dhaafaaya in lagu qabqabtay magaalada Kismaayo, dadkaas oo looga shakisanyahay inay ka tirsanyhiin ama xiriir la leeyihiin Shebaabka.

Afhayeen u hadlay malaishiyada Raskaambooni oo u waramay VOAda laanteeda Af-Soomaaliga, wuxuu sheegay inay jirin wax dagaal ah oo ka dhacay magaalada kismaayo siday sheegtay BBCda iyo shabakado kale. Warkaan wuxuu ka hor imaanaa warka uu sheegay Maxamed Farah, afhayeenak ciidamada Dowaladda Ee Jubooyinka.

[1] http://www.bbc.co.uk/somali/ idaacadda duhurnimo, daqiiqada 6aad wixii ka dambeeya.
[2] http://www.voasomali.com/content/article/1532318.html

Wariye lagu dilay Laascaanood
Wariye magaciisa lagu sheegay Ahmed Farah Ilsyaas oo u shaqaynaayay Universal TV aa lagu dilay laascanood taariikhada markay 24kii bisha Oktober, 2012.

A reporter killed in Lasanod.
A reported named Ahmed Farah Ilyas working for a Universal TV, a major TV, has been killed in Lasanod, the capital city of Sool region, located in northern part of Somalia, or part of self-declared republic of Somaliland.

BBC Somali Section has stated today, october 24, 2012, that Shebab elements have attacked two seperate sites in Kismayo, lower Jubba region, one was the airport of the town and another inside the town in a village called Viya Afmadow. The former site was a site  Kenyan military camp, Kenyans are part of African Union Mission in Somalia, and the latter is camp for Somali army.

Shebab, acorrding to the BBC Somali reporter, have claimed that they have killed and wounded some of the people whom they have aattacked.

Somali army spokesperson in Lower Jubba region has stated that somone has thrown a hand-held grenade to our camp, but did nto mention the attack on the airport. He furhter stated that no one was harmed.

Arrests of people suspected fo being members of Shebab, the BBC reporter stated, continue in the town, Kismaayo.

Abdinasir Seeraar, spokesperson of Raskamboni, a paramilitary group allied to the Somali government, speaking to VOA Somali service, denied any attacks taking place in Kismayo, stating that these were propoganda, but this contradicts the admision made by another spokesperson of  Somali army to the BBC. This writter have heard his voice in BBC Somali section referenced above today, october, 24th, 2012[3]. VOA Somali section ahve also reported over 70 people being arrested in Kismaayo suspected of having links or beings members of Shebab.

[3]http://www.voasomali.com/content/article/1532318.htm

Shabakadda hiiraan.com waxay maanta warisay in xalay bam gacmeed lagu weeraray magaalada kismaayo, sida ka soo xigatay dad goobjoogayaal ah. Arintaan waxay ka horimaanaysaa warkii wariyaha idaacada BBCda laanteeda af-soomaaliga ah ee sheegay in labo weerar oo la adeegsaday gantaalada garabka, boobayaasha lagu weerarary viya afmadow iyo dayuuro dageenka Kismaayo, waxayna taageeraysaa warkii afhayeenka ciidamada dowladda Juboobiyka, Maxamed Farax[4].

[4 ]http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta24-19675.htm






 

No comments:

Post a Comment