Idaacada BBCda waxay baafisay taariikhda markay ahayd 22kii bisha oktober in Shebabaka xarunta magaalada Kismaayo[1].
Ciidamda isbahaysiga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, HMAS iyo kuwo Dowladda Federaalka Soomaaliya, DF, aa baaritaano ka sameeyay magaalada lagu qabqabtay dad boqolaal gaaraya, walow in badan oo ka mid ah la sii daayay, qaarna wali la haayo.
[1] http://www.bbc.co.uk/somali/war/2012/10/121022_kismaayo.shtml
Isla maanta magaalada waxaa ka dhacay weerar ay geesteen xarakada shabaabka, ayagoo weeraray xarunta maamulka Baydhabo iyo meel u dhow oo ay daganyihiin ciidanka ka tirsan kuwo Dowladda Soomaaliya. Warkaan waxaa soo wariyay idaacado badan, sida BBCda iyo shabakado badna oo Soomaali ah. Lama xaqiijin khasaaraha meesha ka dhashay, marka laga soo tago sheegashada labada dhinac.
Ninka ugu magacdhaban Jubooyinka Shebaabka, Sheekh Cabduraxman Xudayfi, ay soo warisay shabakadda taageerta Shebaabka, ee amiirnuur.com, taladii oo taariikdu ahayd 23kii oktober, 2012, inay wadada u galeen ciidan ka tirsna kuwo Kenya agagaarka Kulbiyow. Xudayga ayaa ku andacooday in taageerayashiisa gaarsiiyeen kuway weerareen dhimasho, dhaawac iyo burburin hanti dagaal [3].
Shabakadda dayniile aa sheegtay, 23kii bisha oktober, in dadka deegaanka u sheegeen inuu dagaalka meesha ka dhacay, ayna maqleen yeerka rasaasta[4].
Isla shabkaddaas waxay soo warisay in dagaal mafaafiic la isku waydaarsaday inuu ka dhacay deegaano u dhexeeye kulbiyow iyo Badhaadhe, oon ka fogayn meehsuu shalay ka dhacay dagaalka.
[3] http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=7821:sheekh-xudeyfa--3-askari-oo-kenyaati-ah-ayaan-dilnay-2-gaarina-waan-gubnay&catid=48:wararka
[4] http://www.dayniile.com/

No comments:
Post a Comment