At least four soldiers, including, General Mohamed Ibrahim Farah, head of Somali army division
have been killed in Lower Shabelle region, as reported by BBC Somali Service,
in its world today program[1].
Warka idaacada BBCda labo wax si ka yihiin.
The battle started when members of Shebab have attacked the
convoy while it was travelling towards Mogadishu, Shebab members have also
sustained some casualties, as claimed by the chairman of LG.
The dead body of a person accused of lobbing a grenade into
police station in Yakhsid district, Mogadishu, was shown today to the media in Mogadishu[2].
A civilian was also reported to have died from gun shots
sustained as a result of refusing to stop when armed officers of Raskamboni
militia in Kismaayo, Lower Jubba region, LJ, asked him to do so. This report
was filled only by Dayniile, as far I can ascertain[3].
A member of Somali National Security Agency, NSSA was killed
in Dayniile district, Mogadishu, as reported by Dayniile.com; Garbooje, as he
was known, was previously the commander of Shebab army in Elasha Biyaha, Lower
Shabelle region, as reported by Dayniile. The site claims he was killed by
Somali Security forces[4].
Dayniile and BBC Somali service, in its world and today
program, reported a fighting which took place between Afmadow and Kismayo,
between Shebab and Somali government army assisted by those of African Union
Mission in Somalia, AMISOM. The fighting started when Shebab elements have
staged road ambush. No further information was availed.[5]
Eight people have died today in Somalia, including a
journalist I reported yesterday, but who died because of the gun shots he
sustained earlier, for various reasons, whereas more than that number were
wounded.
[1] “Afar askari oo lagu dilay Marka”. BBCda laanta Af-Soomaaliga, oktober 28, 2012,
Wxaan furtay maanta oo ah 28ka bi
http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta28-19716.htmsha Oktober,
2012.
[2] Maxamed
Xaji Xussein.“Ciidanka Booliiska oo Muqdisho kusoo Bandhigay Maydka Ruux
toogasho lagu dilay oo ay sheegeen inuu Weeraray Saldhig
Ciidan”Hiiraan.com. Shabakad. Oktober
28, 2012. http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta28-19716.htm
[3] Tafatiraha
Dayniile. “Xoogaga Raaskambooni oo nin rayid ah ku toogtay xaafado ka tirsan
Kismaayo, xili ay howlgalo ka wadeen” Dayniile.com, oktober 28, 2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan hore.
[4] Tafatiraha
Dayniile. “Saraakiil ka tirsan ciidamada milateriga iyo nabad sugida oo lagu
kala dilay gobolada Banaadir iyo Sh/hoose” Dayniile.com, oktober 28, 2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan hore.
[5] Tafatiraha
Dayniile. “Kolonyo ay la socdeen ciidamada huwanta oo lagu weeraray wadada isku
xirta Kismaayo iyo AfmadowDayniile.com”. oktober 28, 2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan hore.
Warka idaacada BBCda labo wax si ka yihiin.
Marka hore
wuxuu leeyahay askaraa lagu dilay Marka, cinwaanka, waxaa ku galaysa ma
magaalada marka aa askar lagu dilay, haddana waxaad baranaysaa markaaad akhrisid ka
dib in askarta ay ku dhintaan dagaal ka dhacay banaanka magaalada[1].
Haddana wuxuu leeyahay ugu yaraan afar askari aa ku
dhimatay dagaal dhex maray Shebaab iyo ciidanka Dowaladda Soomaaliya, askartaas
oo uu ku jiray taliyihii guutada shanaad ee ciidanak xoogga dalka Soomaaliya,
S/G Maxamed Farax Ibrahim Gordon.
Laakiin markuu ka hadlaayo inta ka dhimatay ama ka
dhaawacantay Shebaabka wuxuu leeyahay waxaa saas sheegay gudoomiyaha gobolka
Shabeelaha Hoose, ee ma dhihin intaas aa ka dhimatay.
Sidoo kale ma sheegin
hubka ay isticmaaleen Dowladda, meesha uu sheegya hubka ay isticmaaleen
Shebaabka, rasaas iyo baasuukayaal.
Wariyahaan si fiican wax ha u sheego, saasaa fiican.
Idaacada dunida iyo maanta, waxay heshay warbixin uu soo
diray Ibrahim Maxamed Adan, wariyaha BBCda ee Muqdisho.Wuxuu sheegay in
ciidanak Dowladda loo galay meel u dhow Ceel wareegow, ama ceel caafimaad, oo ka
tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxaa kaloo maanta ku shiray Garoowe, barlamaanka
Buntland, si uu ansixiyo miisaaniyadda sanadka soo socda.
Shabakaha Soomalaida oo baafiyay qof la dilay asagoo
tuuraaya bambo gacmeed, Xaafada Towfiiq, ee dagmada Yaakhsiid[2].
Dayniile.com waxay soo warisay sarkaal ka tirsan
nabadusigga Soomaliya, oo horay uga tirsanaan jiray xarakada Shabaabka, ahaana
taliyihii ciidanka Shebaab ee Ceelasha
Biyaha[3],
in maanta lagu dilay dagmada Dayniile, ee gobolka Banadir. Waxaana dilay ciidan ka tirsan kuwa Dowladda
Soomaaliya, say Dayniile sheegtay. Sarkaalkaan aa lagu magacaabi jiray Garboojo.
Isla maanta dayniile waxay soo warisay in qof rayid ah
lagu dilay magaalada Kismaayo, oo ay dileen ciidanka Raskaambooni, ka dib
markuu ka dhago adaygay inuu amarkooda qaato[4].
Isla dayniile waxay soo warisay in dagaal u ka dhacay
inta u dhaxaysa Afmadow iyo Kismaayo, kasoo u dhaxeeyay Shabaabka iyo ciidamad
huwanta ah[5].
Isla warkaan waxaa sheegay idaacada BBCda laanteeda Af-Soomaaliga ah, maanta oo
taariikhda ahayd 28kii bisha, 2012.
[1] “Afar askari oo lagu dilay Marka”. BBCda laanta Af-Soomaaliga, oktober 28, 2012, Wxaan
furtay maanta oo ah 28ka bi http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta28-19716.htmsha
Oktober, 2012.
[2] Maxamed
Xaji Xussein.“Ciidanka Booliiska oo Muqdisho kusoo Bandhigay Maydka Ruux
toogasho lagu dilay oo ay sheegeen inuu Weeraray Saldhig Ciidan”Hiiraan.com. Shabakad. Oktober 28, 2012. http://www.hiiraan.com/news/2012/Oct/wararka_maanta28-19716.htm
[3]
Tafatiraha Dayniile. “Saraakiil ka tirsan ciidamada milateriga iyo nabad sugida
oo lagu kala dilay gobolada Banaadir iyo Sh/hoose” Dayniile.com, oktober 28,
2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan
hore.
[4] Tafatiraha
Dayniile. “Xoogaga Raaskambooni oo nin rayid ah ku toogtay xaafado ka tirsan
Kismaayo, xili ay howlgalo ka wadeen” Dayniile.com, oktober 28, 2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan hore.
[5] Tafatiraha
Dayniile. “Kolonyo ay la socdeen ciidamada huwanta oo lagu weeraray wadada isku
xirta Kismaayo iyo AfmadowDayniile.com”. oktober 28, 2012. Waxaan furtay isla taariikhdaan hore.
No comments:
Post a Comment