Warqaddaan
aaan ka faalaan doono waxaa qoray nin isku dubarade ka ah kooxda diiwaangalinta
arimaha Soomaaliya iyo Ereteriya, KDSE. Erayga af-Ingiriiska ee monitoring
erayga ugu fiican oo loo fasiri karo waa diiwaangalin, sababtoo ah kuurgalid
kaliya ma aha ee waa u kuurgalid diiwaan galinaysa waxa loo kuurgalay. Waa la
igmaday kooxdaan ayadoo la tixraacaayo qaybta 27aad, e go’aanka Golaha Ammaanka,
GA 2111 ( 2013).
Isku
dubaridaha waxaa wax ka qoraaya labo arimood; mid waa mid guud ah oo
dib-u-habaynta lagu sameeyay cunaqabatayntii saarnayd wadanka Soomaaliya, oy ku
sameeyeen GA, go’aankoodii 2093 ( 2013) iyo 2111 ( 2013). Si gaar ahna isku
dubaridaha wuxuu uga hadlaayaa baahi laga rabay inay asturaan oo ku saabsan
inay ka warbixiyaan dib-u-hubayta lagu sameeyay cunaqabatayntii saarnayd
wadanka Soomaaliya.
Baaritaano
ay samaysay kooxda, KDSE, oo ku saabsan cunaqabataynta hubka Soomaaliya iyo u
kuurgal waxay muraayad u yihiin gunaanadyo horay u dhac ah iyo jihooyin wax u
socdaan oo la aqoonsaday.
Qormadaan waa ka soo hordhacday markii la rabay in la keeno, oo ahayd lixda maarso, ee sanadkan. Waxaana jirta inuu golaha ammaanka yeelanaayo wadatashi aan caadi ahayn 21ka bisha Fibraayo, isla sanadkaan. Sida muuqata shirka aan caadiga ahayn aa la rabay inay arintaan isticmaalaan.

The report that I shall comment on is written by the coordinator for Somalia and Eretria Monitoring Group, SEMG ( hereafter ‘SEMG’). This group was mandated by security council pursuant on relevant resolutions. This is the first part.
The coordinator is writing about two matters; one is a general one regarding the modification of the arms embargo on Somalia and the other one is reporting about t...he modification of the arms embargo on Somalia.
Investigations carried out by the group regarding the arms embargo on Somalia and observations made by the group reflect, according to the coordinator, preliminary conclusions regarding trends identified by the group.
The report was due early in march, this year, but was submitted early, presumably to benefit an informal consultation by the security council in late February.

No comments:
Post a Comment