Kormeerkii Xalane kooxda kuurgalka waxay ku ogaatay inay meesha yaaleen hub iyo rasaas ka yimid dalalka Jibuuti iyo Yuganda, kuwaasoo la keenay wadanka ka hor intaan la dhamaystirin dhismaha xarunta sahayda ciidamada ee Xalane. Intee yaaleen hubkaan iyo rasaastaan ka hor intaan Xalane la keenin? Waa su’aal meesha ku jirta?
Warbixinta kooxda oo lagu soo bandhigay miis, waxaa ugu muhiimsan arimahaan; 1) kun qori oo AK ah oo ka yimid Yuganda; 2) ilaa saddex boqol oo kun oo rasaas ah ka timid Jibuuti; 3) shan boqol iyo lixdan qori oo AKM ah, waa AK casriyaysan, iyo sideed boqol oo khasnadood lagu ridi karo qorigaan; 4) ilaa sideed boqol oo bambooyinka gacanta lagu tuuro ah ka timid Jibuuti.
Hubkaan lagu xusay miiskaan ma oolin Xalane, marka laga reebo ilaa 29 PKM, oo ah boobe culus;. Waxaa macquul ah inay yaalaan xarumaha kale ee kaydka DFS, kuwaas oy kooxda tagin.
Waxaa xusid mudan in kooxda sheegtay inay horayumarisay khusayn saaid ah oo khusaysa in kun qori oo ah AK-47 oo ka yimid Yuganda inay ka baxeen gacanta DFS. Arinaan kooxda waxay sheegtay inay si faahfaasan uga hadli doonto.
FG, sidaad ka arkaysid meeshaan, adoo fiirinaayaa faahfaahsanaanta warka kooxda kuurgalka, waxaa kuu caddaanaysa in qoladaan howshooda qabsadeen. DFS jawaabteeda waxay ahayd inay saas oo kale tahay, oo laga arko inay yihiin dad howshooda qabsaday. Laakiin illaa hadda ma haayo jawaab faahfaahsan oy DFS ka bixisay arintaan. Waxaa kaloo arintaan ka baranaysaa in Dowladnimada inay u baahantahay shaqo si raysa loo qabsaday, haddii kale Dowladnimo ma jirto.
Kooxda waxaa lagu wargaliyay hub iyo rasaas wadanka yimid 29kii Luuliyo, 2013, oo laga soo iibsaday wadanka Itoobiya; wargalinta waxa lagu sheegay waa ka badanyihiin waxa laga diiwaan galiyay Xalane; waxaa jirta ay tiri kooxda in arintaan ay ku socoto baaritaan; waxaa kaloo jirta in Itoobiya ay wada keenin hubkii iyo rasaastii laga gatay maxaa dhacay dheh waxaa jirtay dayuurad ku gubatay dayuuro dageenka Xamar agoosto, 2013kii.
Kooxda waxay heshay liis sheegaaya hubka iyo rasaasta laga soo raray wadamada Itoobiya iyo Jibuuti oo la keenay wadanka Soomaaliya; liiskaas oo ku mudaysan aminta markay ahayd oktober 3, 2013, waxaa ugu muhiimsan waxa ku quran sidaan; 1) saddex malyan oo rasaas ah oo ka timid Itoobiya, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar labo malyan, inta kale aaway waa su’aal DFS u taala; 2) AK nooca loo yaqaan PAR oo dhan saddex kun iyo shan boqol, 3, 500, oo laga keenay wadanka Itoobiya, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar labo kun iyo sideed boqol, 2,800; 3) AK kale oo dhan kun qori, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar todobo boqol, 700. Arimo badan oo noocaan ah aa meesha lagu tixay.
The monitoring group has learned the weapons and ammunition in Halena logistical base of SNA were brought to the country before the construction of this logistical base was completed, suggesting the relevant equipment were transported from another warehouse. This point, however, was not pursued.
The
monitoring group has provided a table indicating consisting of exported military
hardware, notified hardware and the hardware that has been logged in Halene
logistical base of SNA. The table notes one thousand AK-47 were imported from
Uganda by Somalia as well as about three hundred thousand ammunition from
Djibouti and things of that nature. All
except one of the imported military hardware was not logged at Halane; it is
possible that they were logged elsewhere, the group notes.
The
monitoring group seems to suspect that the thousand AK-47 imported from Uganda
may have fallen into hands of actors outside Somalia’ National Security Forces.
The Monitoring Group will discuss this matter later in more details.
As
you can see the monitoring group provides details and suggests that it takes
its work seriously. This is something we Somalis ought to learn. We ought to do
our work with due diligence. This particularly applies to the employees of the Somali
government. The response to such details ought to be detailed as this report is
and ought to suggest more reasonable and prudent approach.
The
monitoring group notes weapons and ammunition were purchased by Somalia from Ethiopia
on 29th of July, 2013; The weapons and ammunition logged in Halane,
appear to be smaller than what has been purchased. The group thinks this may be
due to an Ethiopian military airline that exploded around Mogadishu International
airport in August, 2013. In other words, the military hardware purchased was
not delivered to Somalia. In any case, the monitoring group is investigating
the matter.
Warbixinta kooxda oo lagu soo bandhigay miis, waxaa ugu muhiimsan arimahaan; 1) kun qori oo AK ah oo ka yimid Yuganda; 2) ilaa saddex boqol oo kun oo rasaas ah ka timid Jibuuti; 3) shan boqol iyo lixdan qori oo AKM ah, waa AK casriyaysan, iyo sideed boqol oo khasnadood lagu ridi karo qorigaan; 4) ilaa sideed boqol oo bambooyinka gacanta lagu tuuro ah ka timid Jibuuti.
Hubkaan lagu xusay miiskaan ma oolin Xalane, marka laga reebo ilaa 29 PKM, oo ah boobe culus;. Waxaa macquul ah inay yaalaan xarumaha kale ee kaydka DFS, kuwaas oy kooxda tagin.
Waxaa xusid mudan in kooxda sheegtay inay horayumarisay khusayn saaid ah oo khusaysa in kun qori oo ah AK-47 oo ka yimid Yuganda inay ka baxeen gacanta DFS. Arinaan kooxda waxay sheegtay inay si faahfaasan uga hadli doonto.
FG, sidaad ka arkaysid meeshaan, adoo fiirinaayaa faahfaahsanaanta warka kooxda kuurgalka, waxaa kuu caddaanaysa in qoladaan howshooda qabsadeen. DFS jawaabteeda waxay ahayd inay saas oo kale tahay, oo laga arko inay yihiin dad howshooda qabsaday. Laakiin illaa hadda ma haayo jawaab faahfaahsan oy DFS ka bixisay arintaan. Waxaa kaloo arintaan ka baranaysaa in Dowladnimada inay u baahantahay shaqo si raysa loo qabsaday, haddii kale Dowladnimo ma jirto.
Kooxda waxaa lagu wargaliyay hub iyo rasaas wadanka yimid 29kii Luuliyo, 2013, oo laga soo iibsaday wadanka Itoobiya; wargalinta waxa lagu sheegay waa ka badanyihiin waxa laga diiwaan galiyay Xalane; waxaa jirta ay tiri kooxda in arintaan ay ku socoto baaritaan; waxaa kaloo jirta in Itoobiya ay wada keenin hubkii iyo rasaastii laga gatay maxaa dhacay dheh waxaa jirtay dayuurad ku gubatay dayuuro dageenka Xamar agoosto, 2013kii.
Kooxda waxay heshay liis sheegaaya hubka iyo rasaasta laga soo raray wadamada Itoobiya iyo Jibuuti oo la keenay wadanka Soomaaliya; liiskaas oo ku mudaysan aminta markay ahayd oktober 3, 2013, waxaa ugu muhiimsan waxa ku quran sidaan; 1) saddex malyan oo rasaas ah oo ka timid Itoobiya, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar labo malyan, inta kale aaway waa su’aal DFS u taala; 2) AK nooca loo yaqaan PAR oo dhan saddex kun iyo shan boqol, 3, 500, oo laga keenay wadanka Itoobiya, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar labo kun iyo sideed boqol, 2,800; 3) AK kale oo dhan kun qori, Xalane waxaa laga diiwaan galiyay wax ka yar todobo boqol, 700. Arimo badan oo noocaan ah aa meesha lagu tixay.
The monitoring group has learned the weapons and ammunition in Halena logistical base of SNA were brought to the country before the construction of this logistical base was completed, suggesting the relevant equipment were transported from another warehouse. This point, however, was not pursued.
No comments:
Post a Comment