Thursday, December 6, 2012

Warbixintii Maanta ee Soomaalia; Daily Report and Analysis of Somalia


Taariikh
Dhamasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
12, 6, 12
1
8
Islii, Nayrobi
Miino jid
Lama oga
Hiiraan, BBC,
12, 6, 12
1
0
Kaxda
Rasaas
DF askar
Hiiran, raxanreeb
12, 6, 12
0
15?
Suuqa Bakaaraha
Rasaas iyo Bambo
Lama Oga
Dayniile, Shaaciye, keydmedia, Somaliweyn
12, 6, 12
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-       Shabakadaha raxanreeb iyo Hiiraan waxay soo wariyeen dhacdo la yaab badan tasoo ah in haweenay uurleh la dilay, ka dib markay diiday inay bixiso taleefan iyo lacag yar oy haysatay; falkaan waxaa gaystay ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, siday sheegeen shabakadahaan; waxay kaloo sheegeen in markii isbaarada la qaaday ka dib, ay badatay dhibaatada dhaca iyo wax la midka ah, bacdamaa kuwii isbaarada u tiilay iyo waayeen meelay wax ka soo galaan.

2-     Hadday jirto arintaan Dowaldda Soomaaliya waa inay askartaan soo qabataa, bacdina maxkamad saartaa. Sidoo kale, Kaamka waa in waardiye loo suubshaa, ilaaliya shacabka ku dhaqan meesha.

3-      Midda kale Dowladda waa in keentaa wax badal isbaarooyinka, maaraysaana ciidankii meesha joogay, siday horay u balan qaaday.

4-     Sidoo kale waa in la maxkamadeeyaa shabaabka xabsiyada ku jira, kuwo legu helo falal dil ah, waa in la dilaa, si ay waano ugu noqoto kuwaan dilaaya waxgaradka si ay u gaaraan ulajeedooyin siyaasadeed.

5-     Ardayda waxka barata Muqdisho oo la shiray madaxda Barlamaanka Soomaaliya,  ayagoo ka wadahadlay arimo farobadan oo khuseeya dalka.

6-     Dugsiyo bilaash ah oo dib loo furay, sida dhagaxtuur, dagmada Hodan ee Gobolka Banadir.

 
Isha radio Moqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
 

No comments:

Post a Comment