Taariikh
|
Dhimasho
|
Dhaawac
|
Meesha
|
Caynka
|
JIlaha
|
Isha
|
11, 5, 12
|
11+
|
?
|
Gobolka Bari, Buntland
|
Weerar iyo miino dhigow
|
Shabaab iyo B/Land
|
Ruwayteris, Raxanreeb, Hiiraan, Daynille
|
12, 5, 12
|
?
|
?
|
Bay
|
Iska horimaad hubaysan
|
Shabaab, DF
|
Hiiraan, Dayniile, Somaliweyn
|
12, 5, 12
|
0
|
+5
|
Warta Nabadda iyo Boondheere
|
Gantaalo
|
Shabaab
|
Hiiraan, Somalimemo,dayniile, Somaliweyn
|
12, 5, 12
|
1
|
0
|
Muqdisho
|
Rasaas
|
Lama Oga
|
Hiiraan, keydmedia, Somalimemo.net
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
1-
Shabelle oo waxba ka qorin gantaaladii lala
dhacay magaalada muqdisho, oy sheegteen xarakada Shabaabka, sida lagu soo qoray
maanta, oo taariikhda tahay 12, 5, 12, shabkadda somalimemo.net; shabakaddaan waxaa
lagu sheegay in sarkaal ka tirsan mujaahidiinta uu qirtay inay ayaga ka
dambeeyeen wixii ka dhacay Xamar xalay. Af-Ingiriisna kuma qorin, laakiin
dhacdo warar iskhilaafsan ka soo baxaayeen oo ku saabsanayd gantaalo lagu gamay
meel ka baxsan Xamar oo ka tirsan Shabeelaha hoose, waa sheegtay, ayadoo
af-Soomali ah iyo adoo af-ingiriisi ah. Kan iyo kuwa soo socdo waxay shabakadda
ka bixinaayaan sawir aan fiicnayn oo ah inay dhinac la jiraan ka mid ah
dhinacyada isku haaya Soomaaliya.
2-
Shabelle waxay kaloo buunbuunisay in
isbaarooyinka la qaadayo inay ku jirto kuwa maamulka gobolka Banadir; ayadoo la
ogyahay canshuuraha maamulka inay tahay kuwo sharci ah oo lagu maalgalinaayo
howlaha uu haayo maamulka gobolka Banadir; waxaan qarsanayn inay jirto dagaal u
dhexeeya Shebelle.net iyo Tarsan; mana ah sax in shirkad warbaahin inay dagaal
la gasho madax. Waxaa ku haboon inay dagaal la galaan dadka halista ku ah
amniga iyo madaxbanaaida muqdisho iyo tan Soomaaliya, waa shabaab, hadday ka
baqayn inay isku maydaamiyaan, laakiin Tarsan wax walba oy ka sheegaan inuu
isku miidaaminayn may ogyihiin?
3-
Waxaa kaloo jirta isbaaro qaadidii in Shabeelle
u fasiratay in canshuur ururintii inay dhamaaatay, qiimaha lagu raaco
lacagahana la dhimo; ma oga miyaa haddii aan canshuur la ururin in ciidamada
aan loo helayn mashuharaad? Sidoo kale si loo taageero waxbarashada,
caafimaadkaiyo adeegga guud ee dadwaynaha lacag maloo baahnoo? Dowladda
Soomaaliyana arintaan qayb ay ka tahay Isbaaro ay qaaday, mana keenin wax
badala. Arintaan haddaan si dhakhso ah wax looga qaban waxay keeni kartaa
fashil. Ma fiicna in qof la iska
fiirsado oo weerar la dabo dhigto; waa sax qofka in la saxo, markuu
khaldanyahay, laakiin ma aha in howshaas ay cadaawo ku jirto, lana dabo dhigto
qofkaas; arintaan ma aha mid fiican, umana fiicna Shabeelle aduunyadeeda iyo
aakhiradeeda. Dhibka ha dhaafeen Ilaahay dhib ma abuurine.
4-
Arinta Buntland waa in meesha laga saaraa
tabashada beesha Galgala iyo arimaha la xiriira saliidda iyo khayraadka kale
sida loo qaybsanaayo; beesha meesha dagan waa inay garwadeen ka tahay qaybsiga
khayraadka, qaadatanaa qayb libaax; xalinta arintaan waa waxay meesha ka
saaraysaa beel Shabaab ka macaasho si aakhirka u qabsadaan Buntland iyo guud
ahaan Soomaaliya; marka laga saaro arintaan meesha, waxaa la helaa taageerada
Shacabka iyo tan dadka intiisa badan, markaas ma adka in Shabaab la khasbo inay
tagaan ama ku soo biiraan siyaasadda cusub ee hanaanka axsaabta badan ee u
tartamaysa xukunka ama maaraynta khayraadka deegaamada Buntland.
5-
Shabakadaha Jowhar, Hiiraan, Shaaciye,
Somaliweyn,
Generally speaking was not a usual day in the sense that elements
of Shebab have managed to transport missile launchers and then send to them to
the city of Mogadishu, thereby wounding at least five people who belonged to the
same family; a site that supports the extremist group, somalimemo.net, have
admitted that they were responsible about the attack, claiming that they harmed
government installations and officials. However, most of the Somali sites, as documented
above, reported civilian casualties resulting from the shelling.
Small fighting was also reported in Puntland, northern
Somalia; the solution to this problem is to resolve Galgala clan grievances,
matters relating to natural resources, by giving the clan who lives in the
areas where natural resources are about to be exploited from, lion’s share;
having done this, it is easy to isolate the extremists who wish to exploit clan
grievances to advance their tyrannical project in Somalia.
Isha Jowhar.com
No comments:
Post a Comment