Monday, December 10, 2012

Warbixintii Maanta,. Day's Report


Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
12, 10, 11
2
0
Garissa, Kenya
rasaas
Lama oga
Hiiraan, Jowhar.com and Dayniile
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-       Xagjirayaasha Shabaabka oo iskaga baxay Cadale, ka dib markii ay mar hore askaga baxeen dagmooyinka kale ee gobolka, sida warsheekh, balcad iyo hadda Jowhar. Waxay ay egtahay ciidamda Dowladda Soomaaliya iyo kuwo Afrika inay isku xiri rabaan Xamar iyo Baladwayne.

 

1-       Throughout Somalia today it was peaceful. Shebab have vacated more districts in middle shabelle province due to military pressure, Adale being one of them. Shebab have lost in the last couple of days string of military losses in Middle Shabelle region, southern Somalia.
Isha Jowhar.com
 

Sunday, December 9, 2012

Who is behind the Explosions in Eastleigh, Nairobi and what could be done about it?






Eastleigh, Nairobi, Source of the Picture: warqaad.com
 
 
Within three days, two explosions have been carried out in Eastleigh, a section of Nairobi inhibited mainly by Kenyan Somalis, and some Somalis from Somalia, fleeing wars in their original homeland.

Similar explosions were also carried out in recent weeks and months.

Some folks are busy killing and injuring people, so it appears.


In the latest explosion which took place in front of a mosque, AL-Hidaya, in wood street, three people people were killed and many others were wounded, including a prominent member of a pKenya's parliament, Yusuf Hassan.

Latest reports also suggest more people who have died due to the injuries they have sustained during the blast.
Kenyan authorities generally blame Shebab, an extremist organization based in Somalia, having links with Al-Qaida, and their sympathizers of being behind such attacks against Kenyan security forces and ordinary Kenyans of Kenya.
 A number of reasons support Kenya’s allegations against Shebab:

First, senior officers of Shebab, including their spokespersons, Ali Dhere, have claimed that they will carry out revenge attacks in Kenya to convince Kenya to withdraw its troops from southern Somalia.

They have repeated such claims several times, including very recently, claiming this time, specifically, that they will increase their attacks to coincide with upcoming general elections in the country, to increase mayhem.

Second, number of people who were found to have been been behind recent bomb attacks in Kenya were linked to Shebab.

Third, these attacks increase pressure on Kenya to withdraw its troops from southern Somalia and this is in line with Shebab aspirations, to resume its rule in Kismayo, and parts of Southern Somalia, and subsequently gain access to lost funds.
This comes also when Shebab propaganda machine has become a bit more sophisticated; they have learned not to incriminate themselves because doing so has created more enemies  for them equipped with proofs they have provided and less supporters who can support them.

They no longer want their opponents to have these proofs of their wrong doings, yet all intended parties know, as they carry out their attacks,  who is behind some if not most of these attacks.

But this attack appears to be different from the previous ones because the target was a mosque, not a church or nursery school occupied by non-Somali Kenyans.
This feature of the attack was downplayed by Kenyan media for obvious reasons, to downplay religious and ethnic significance of the attack, but it not does help much because things has to be generally presented as they are to find a solution to them.
Somalis were not previously the target of these kinds of attacks, others were. Now they appear to be, as the latest one suggests. There is  some good reasons to think this will increase in the coming days and months if something is not done about it, and I shall state what can be done about it.
First, some people think Shebab is behind some if not most of these attacks against on ordinary Kenyans, to protest against Kenya’s deployments of its troops in southern Somalia; this happens to be also Kenya's offical claims,  as stated ealier, and Kenyans may take this at face value, and it also happens to be what Shebab said they will do.

If so,  one primitive way to pressure them is to carry similar attacks now on ordinary Somalis too,  to take the law into their own hands, since the state appears to lack capacities to prevent such attacks, citizans may try to see if they can . This may be what some wanted, incite communcl violance and create general insecurity.

Second, thieves who wish to loot Somali properties may attack Somali business to enrich themselves and simultaneously revenge for their communities.
Third, others may carry out similar attacks against Somalis because of political reasons, as some have already suggested when the MP was wounded.

There is no evidence to suggest, so far, the blast was politically motivated, but it is a possibility, and as the election gets close, Kenyans may worry about their general safety, even though Kenya’s security forces have promised to protect them.

There is something all Kenyans can do, including Somali Kenyans, and Somali refugees who happen to find themselves in this terrible situation: work together to increase communal cooperation, and work with the security forces to target people who are behind these attacks.

It is win-win situation. 

Moreover, Kenya's ecurity forces should create a system whereby it is easy for people to volunteer information needed to prevent attacks while remaining anonymous.

For this to happen and become a norm, Kenya’s security forces ought to cease their documented gross human rights violations against  Kenyan Somalis.  This will be good for East Africa and frankly for the whole world.



Kenya must also strengthen its own intelligence networks to prevent such attacks.



Thursday, December 6, 2012

Warbixintii Maanta ee Soomaalia; Daily Report and Analysis of Somalia


Taariikh
Dhamasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
Jilaha
Isha
12, 6, 12
1
8
Islii, Nayrobi
Miino jid
Lama oga
Hiiraan, BBC,
12, 6, 12
1
0
Kaxda
Rasaas
DF askar
Hiiran, raxanreeb
12, 6, 12
0
15?
Suuqa Bakaaraha
Rasaas iyo Bambo
Lama Oga
Dayniile, Shaaciye, keydmedia, Somaliweyn
12, 6, 12
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

1-       Shabakadaha raxanreeb iyo Hiiraan waxay soo wariyeen dhacdo la yaab badan tasoo ah in haweenay uurleh la dilay, ka dib markay diiday inay bixiso taleefan iyo lacag yar oy haysatay; falkaan waxaa gaystay ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, siday sheegeen shabakadahaan; waxay kaloo sheegeen in markii isbaarada la qaaday ka dib, ay badatay dhibaatada dhaca iyo wax la midka ah, bacdamaa kuwii isbaarada u tiilay iyo waayeen meelay wax ka soo galaan.

2-     Hadday jirto arintaan Dowaldda Soomaaliya waa inay askartaan soo qabataa, bacdina maxkamad saartaa. Sidoo kale, Kaamka waa in waardiye loo suubshaa, ilaaliya shacabka ku dhaqan meesha.

3-      Midda kale Dowladda waa in keentaa wax badal isbaarooyinka, maaraysaana ciidankii meesha joogay, siday horay u balan qaaday.

4-     Sidoo kale waa in la maxkamadeeyaa shabaabka xabsiyada ku jira, kuwo legu helo falal dil ah, waa in la dilaa, si ay waano ugu noqoto kuwaan dilaaya waxgaradka si ay u gaaraan ulajeedooyin siyaasadeed.

5-     Ardayda waxka barata Muqdisho oo la shiray madaxda Barlamaanka Soomaaliya,  ayagoo ka wadahadlay arimo farobadan oo khuseeya dalka.

6-     Dugsiyo bilaash ah oo dib loo furay, sida dhagaxtuur, dagmada Hodan ee Gobolka Banadir.

 
Isha radio Moqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
 

Wednesday, December 5, 2012

Warbixino ku Saabsan Soomaaliya : Short Analysis and Reports of Somalia


 

Taariikh
Dhimasho
Dhaawac
Meesha
Caynka
JIlaha
Isha
11, 5, 12
11+
?
Gobolka Bari, Buntland
Weerar iyo miino dhigow
Shabaab iyo B/Land
Ruwayteris, Raxanreeb, Hiiraan, Daynille
12,  5, 12
?
?
Bay
Iska horimaad hubaysan
 
Shabaab, DF
Hiiraan, Dayniile, Somaliweyn
12, 5, 12
0
+5
Warta Nabadda iyo Boondheere
Gantaalo
Shabaab
Hiiraan, Somalimemo,dayniile, Somaliweyn
12, 5, 12
1
0
Muqdisho
Rasaas
Lama Oga
Hiiraan, keydmedia, Somalimemo.net
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 

1-      Shabelle oo waxba ka qorin gantaaladii lala dhacay magaalada muqdisho, oy sheegteen xarakada Shabaabka, sida lagu soo qoray maanta, oo taariikhda tahay 12, 5, 12,  shabkadda somalimemo.net; shabakaddaan waxaa lagu sheegay in sarkaal ka tirsan mujaahidiinta uu qirtay inay ayaga ka dambeeyeen wixii ka dhacay Xamar xalay. Af-Ingiriisna kuma qorin, laakiin dhacdo warar iskhilaafsan ka soo baxaayeen oo ku saabsanayd gantaalo lagu gamay meel ka baxsan Xamar oo ka tirsan Shabeelaha hoose, waa sheegtay, ayadoo af-Soomali ah iyo adoo af-ingiriisi ah. Kan iyo kuwa soo socdo waxay shabakadda ka bixinaayaan sawir aan fiicnayn oo ah inay dhinac la jiraan ka mid ah dhinacyada isku haaya Soomaaliya.

2-      Shabelle waxay kaloo buunbuunisay in isbaarooyinka la qaadayo inay ku jirto kuwa maamulka gobolka Banadir; ayadoo la ogyahay canshuuraha maamulka inay tahay kuwo sharci ah oo lagu maalgalinaayo howlaha uu haayo maamulka gobolka Banadir; waxaan qarsanayn inay jirto dagaal u dhexeeya Shebelle.net iyo Tarsan; mana ah sax in shirkad warbaahin inay dagaal la gasho madax. Waxaa ku haboon inay dagaal la galaan dadka halista ku ah amniga iyo madaxbanaaida muqdisho iyo tan Soomaaliya, waa shabaab, hadday ka baqayn inay isku maydaamiyaan, laakiin Tarsan wax walba oy ka sheegaan inuu isku miidaaminayn may ogyihiin?

3-      Waxaa kaloo jirta isbaaro qaadidii in Shabeelle u fasiratay in canshuur ururintii inay dhamaaatay, qiimaha lagu raaco lacagahana la dhimo; ma oga miyaa haddii aan canshuur la ururin in ciidamada aan loo helayn mashuharaad? Sidoo kale si loo taageero waxbarashada, caafimaadkaiyo adeegga guud ee dadwaynaha lacag maloo baahnoo? Dowladda Soomaaliyana arintaan qayb ay ka tahay Isbaaro ay qaaday, mana keenin wax badala. Arintaan haddaan si dhakhso ah wax looga qaban waxay keeni kartaa fashil.  Ma fiicna in qof la iska fiirsado oo weerar la dabo dhigto; waa sax qofka in la saxo, markuu khaldanyahay, laakiin ma aha in howshaas ay cadaawo ku jirto, lana dabo dhigto qofkaas; arintaan ma aha mid fiican, umana fiicna Shabeelle aduunyadeeda iyo aakhiradeeda. Dhibka ha dhaafeen Ilaahay dhib ma abuurine.

4-      Arinta Buntland waa in meesha laga saaraa tabashada beesha Galgala iyo arimaha la xiriira saliidda iyo khayraadka kale sida loo qaybsanaayo; beesha meesha dagan waa inay garwadeen ka tahay qaybsiga khayraadka, qaadatanaa qayb libaax; xalinta arintaan waa waxay meesha ka saaraysaa beel Shabaab ka macaasho si aakhirka u qabsadaan Buntland iyo guud ahaan Soomaaliya; marka laga saaro arintaan meesha, waxaa la helaa taageerada Shacabka iyo tan dadka intiisa badan, markaas ma adka in Shabaab la khasbo inay tagaan ama ku soo biiraan siyaasadda cusub ee hanaanka axsaabta badan ee u tartamaysa xukunka ama maaraynta khayraadka deegaamada Buntland.

 

5-       Shabakadaha Jowhar, Hiiraan, Shaaciye, Somaliweyn,

 

Generally speaking was not a usual day in the sense that elements of Shebab have managed to transport missile launchers and then send to them to the city of Mogadishu, thereby wounding at least five people who belonged to the same family; a site that supports the extremist group, somalimemo.net, have admitted that they were responsible about the attack, claiming that they harmed government installations and officials. However, most of the Somali sites, as documented above, reported civilian casualties resulting from the shelling.

Small fighting was also reported in Puntland, northern Somalia; the solution to this problem is to resolve Galgala clan grievances, matters relating to natural resources, by giving the clan who lives in the areas where natural resources are about to be exploited from, lion’s share; having done this, it is easy to isolate the extremists who wish to exploit clan grievances to advance their tyrannical project in Somalia.

 

 

 

 

 

 

Isha Jowhar.com